Mahad Salaad “Shalay Qalbi dhagax ayey dhiibeen Maantana Amal Nuur Cusmaan”

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia dhaleeceeyey talaabadii ay DF ugu gacan gelisay dowlada Denmark Amal Nuur Cusmaan oo ah gabar Soomaali ah oo waalidkeed ay kala soo carareen dalkaas si tarbiyada Islaamka loo baro. Waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamay in gabadhaas loo gacan geliyo dal shisheeye, iyadoo aan la tusin … Continue reading Mahad Salaad “Shalay Qalbi dhagax ayey dhiibeen Maantana Amal Nuur Cusmaan”